Ajendaha siyaasadeed

Enhedslisten waxaan u halgameynaa in dhaliinyaradoo dhan oo da'dooda u dhexeysa 18 sano ilaa 30 jir, ay helaan shaqo buuxdo oo ay islamarkaasna mishaar xaq ah ku qaataan.
Haddii ay shaqo la,aan ku dhacdo qofka ama uu qofka jirado, waxaan u halgameynaa in aan sii xoojinno, in qofka kastoo shaqo la'aan ku dhacday uu xuquuq uleeyahay xaga fursadda waxbarasha, xornimada diinta , sharciga oo loo simanyahay.
Anaga waxaa muhiim noo ah si kastoo jinsiyadaada tahay ama dumar, ragba ohoow waa in uu qofka helaa nolol wanaagsan oo bani'aadamimo ah.
Hadaad nagu raacsan tahay arintaas, dooro Enhedslisten markay taariikhda tahay 21 november 2017.
X ku qor liiska Ø.
Cod kasta waa muhiim, adiga codkaaga xataa